Dowlad goboleed Wasiiradiisa ka mamnuucay iney booqdaan Magaalada Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii loo joojiyay kulan xalay Magaalada Garowe uu ku qabsan lahaa Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya. Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in arrintaas ay la xiriirto dhaqan gelinta go’aankii Madaxda Maamul goboleedyadda ay xiriirka ugu jareen dowlada federaalka. … Continue reading Dowlad goboleed Wasiiradiisa ka mamnuucay iney booqdaan Magaalada Muqdisho